Xisbiga Sahan oo Walaac ka muujiyay talaabooyin ay qaaday Xukuumadii dhacday
Xisbiga Sahan uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa walaac xoogan ka muujiyay ansixinta Xukuumada KMH Hay,adaha Garsoorka iyo Batroolka. Dhanka kale Hogaamiyaha Xisbiga Sahan Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay san haboonayn xilgaan in Xukumad dhacday ay ansixiyaan Hay,ado Waa wayn oo la rabo in ansixso Xukumad aan KMG ahayn … Continue reading Xisbiga Sahan oo Walaac ka muujiyay talaabooyin ay qaaday Xukuumadii dhacday
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed